Dal carbeed oo dhoofsaday kumanaan ka mid ah Geella lagu laynayo Australia

Dekedda Magaalada Tripoli ee dalka Liibiya ayaa laga daadgureeyay ilaa 3,000 oo Geel ah kaddib markii madaafiic lagu weeraray dekedda, iyadoo geelanĀ  laga soo daabulay dalka Australia. Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku warrantay in Geela laga soo dejiyay dekedda loona waday dhinaca magaalada ku taal galbeedka ee Zawiya, halkaas oo saaka la geeyay. Qaar … Continue reading Dal carbeed oo dhoofsaday kumanaan ka mid ah Geella lagu laynayo Australia